Xildhibaan ka hadlay Waajibaadka ka saaran golaha Guurtida muddo kordhinta Xukuumadda

0
Thursday September 22, 2022 - 11:17:39 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan ka hadlay Waajibaadka ka saaran golaha Guurtida muddo kordhinta Xukuumadda

    Cabdiraxmaan Cismaan oo Arimahaa ka hadlayayna waxa uu yidhi"Madaxweynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan Cismaan oo Arimahaa ka hadlayayna waxa uu yidhi"Madaxweynaha



Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Shaadh oo ka tirsan Golaha Guurtida ayaa ka hadlay waajibaadka ka saaran gole ahaan muddo kordhinta muddo xileedka Madaxweynaha.


Cabdiraxmaan Cismaan Shaadh ayaa sheegay in Golaha Guurtida muddo xileedka u kordhin karaan Madaxweynaha,marka Komishanka Doorashooyinka usoo gudbiyaan in aanay qaban karin Doorashada Madaxtooyadda.



Cabdiraxmaan Cismaan oo Arimahaa ka hadlayayna waxa uu yidhi”Madaxweynaha waa loo kordhin karaa muddo xileedkiisa shan sano ayaa loogu dari karaa xeer ayaa sheegaya,Ninka doonaya in dawlad la,aan ay dhacdo waxa Golaha Guurtida loo sameeyay in aanay dawlad la, aani dhicin.

taas yeeli mayno waa naloo dhaariyay wixii dawladnimada xumaynaya waanu is hortaagaynaa,annaga Komishanka Doorashooyinka ayaa noo soo gudbiya oo yidhaahda Doorashada ma,qaban karayno ee ka soo taliya waxaana aan leeyahay Xamar aynu iska celino innaga ayuunbaa isku soo jeednee,”.


Xildhibaan Shaadh oo hadal kiisa sii wataa Waxa uu yidhi”Xukuumadda iyo Golaha Guurtida indho qudhaanjo ayay leeyihiin, laakiin Golaha Wakiilada ma arkaan,Xeerkan Nimankii Ganacsatada ahaa ayaa dabada ka riixayay, Golaha Wakiilada ayaa is haysta oo qaarna leeyihiin sharci maaha qaarna leeyihiin waa sharci.xeerkaa talaabo ayaanu ka qaadaynaa 52 Xildhibaan ayay ahaayeen,intii kale dibada ayay joogtay arintaasi sida ay u dhacday waala yaab shirguddoonka wuuku khaldanaa,”.

Loading...
Loading...