War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Kulan La Qaadanaya Madax Dhaqameedka Gobolka Saaxil Oo Uu Mar Hore

0
Wednesday September 21, 2022 - 23:40:27 in News by Abdi Good
  • Visits: 2415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Kulan La Qaadanaya Madax Dhaqameedka Gobolka Saaxil Oo Uu Mar Hore

    War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Kulan La Qaadanaya Madax Dhaqameedka Gobolka Saaxil Oo Uu Mar Hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Kulan La Qaadanaya Madax Dhaqameedka Gobolka Saaxil Oo Uu Mar Hore


Muuse Biixi oo ku sugan magaalada Berbera ayaa caawa fiidkii ganafka ku dhuftay inuu kulan gaar ah la qaato madax dhaqameedka gobolka Saaxil, iyada oo salaadiintana laga celiyey kadinka aqalka madaxtooyada ee uu ku sugan yahay.


Warar hada soo baxaya ayaa sheegaya in Muuse Biixi uu markale dalbaday inuu la kulmo madax dhaqameedka gobolka Saaxil isaga oo codsaday in loogu yeedho balse qaar ka mid ah salaadiinta ayaa diiday kulanka danbe halka kuwii ogolaadayna ay hada galeen xarunta madaxtooyada Berbera.

Salaadiinta diiday yeedhmada danbe ee Muuse Biixi ayaa go’aansaday inaanay ka qayb galin kulanka uu dalbaday Muuse Biixi iyada oo ku doodaya inuu xurmayn waayey markii hore.

La soco wixii warar ka soo kordha kulanka Muuse Biixi iyo salaadiinta la kulmaysa.

May be an image of 1 person and sitting

Loading...
Loading...