Nuxurka Kulan Dhexmaray Golaha Dhaqaalaha Iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya

0
Monday June 10, 2019 - 20:05:37 in News by
  • Visits: 1279
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Kulan Dhexmaray Golaha Dhaqaalaha Iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya

    Nuxurka Kulan Dhexmaray Golaha Dhaqaalaha Iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Kulan Dhexmaray Golaha Dhaqaalaha Iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya


Muqdisho(HWN):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Golaha Dhaqaalaha Qaranka la qaatay kulan looga hadlay dardar gelinta qorsha dayn cafinta, istaraatiijiyadda maalgashiga dalka, kobcinta dhaqaalaha, kordhinta dakhliga dawladda iyo iskaashiga dhaqaale ee gobalka geeska Afrika.




Golaha dhaqaalaha qaranaka oo adeegsanaya cilmi baaris dheer iyo cadaymo ayaa dawladda kala taliya arrimaha dhaqaalaha dalka, iyaga oo sidoo kale dawladda talo ka siiya diyaarinta iyo dhaqan-galinta siyaasad dhaqaale oo tayo leh taas oo ka caawinaysa isku-dubaridka khayraadka dalka iyo dibadda iyo fulinta qorshayaasha dhaqaalaha iyo maaliyadda dalka.


Madaxwaynaha Jamhuuriyadd Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa Dekareeto ku magacaabay golaha dhaqaalaha qaranka July 12, 2018, waxaana si rasmi ah loo daah-furay

Loading...
Loading...