Xildhibaan Axmed-khaliif Oo Run Qadhaadh Indhaha Ka Saaray Mudaneyaasha Muxaafidka

0
Tuesday September 20, 2022 - 22:58:47 in News by Abdi Good
  • Visits: 2572
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Axmed-khaliif Oo Run Qadhaadh Indhaha Ka Saaray Mudaneyaasha Muxaafidka

    Xildhibaan Axmed-khaliif Oo Run Qadhaadh Indhaha Ka Saaray Mudaneyaasha Muxaafidka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Axmed-khaliif Oo Run Qadhaadh Indhaha Ka Saaray Mudaneyaasha Muxaafidka
May be an image of 7 people, people standing and text that says 'Fahad Karie 0'



Xildhibaan Axmed-khaliif oo run qadhaadh hordhigay xildhibaanada garab raratada ah ee Maxamuud Xaashi u taliyo iyo Kulmiyaha isgarabsanaya.

"Waxaan Usheegayaa Saaxibadeyda Xanaaqsan Isku Heli maysaan Inaad Shaqadii la’idin dhaariyey iyo Waajibkiina shaqo ee qaranka aad gudan lahaydeen inaad kaga Mashquusheen Inaad Wasaaradaha iyo Xurmaha Dawlada maalin kasta Hortaagnaatan oo aad Mashaariic Raadis kujirtaan iyo inaad danihiina gaarka ah ku mashquusheen.

Qaar kalena ay Busy ku yihiin Raacista iyo Daba Gucleynta Madaxwayna isla markaana fadhigii golaha aad ka maqnaatan, Iyo Marka Xildhibaanada Shaqadooda Daacada uah ee sida maalin laha ah golaha usoo xaadira ay waajibaadkooda shaqo Gutaan Inaad Emotions kiina Control usameen kari waydaan."

Xildh Xildhibaan Ahmedkhaliif Jama Salah.

Loading...
Loading...