Ciidankii Ilaalinayay Muuse Biixi Oo Shil Galay Iyo Dhimasho Ka Dhalatay. SAWIRO
"Ciidamada Shilka galay ayaa ka soo horreeyay madaxweyne Biixi"


Hal qof oo shacab ah
ayaa ku geeriyooday laba Baabuur oo isku dhacay inta u dhexaysa Berbera iyo Hargeysa.
Gaadhi Ciidamada
Qaranku leeyihiin oo ka mid ah kuwa Ilaalinayay madaxweyne Biixi iyo Gaadhi
shacab ayaa isku dhacay.
Ciidamada Shilka galay
ayaa ka soo horreeyay madaxweyne Biixi, oo isagu ku dambeeya weli dhinaca
Berbera.


Loading...
Loading...