Dawladiina Uk Inkasto La Daahdeen, Waa Noo Dadaasheen, Waa Noodadaasheen,

0
Monday September 19, 2022 - 09:26:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 510
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladiina Uk Inkasto La Daahdeen, Waa Noo Dadaasheen, Waa Noodadaasheen,

    Dooda Baarlamaakeed Dunidii U Sheegteen, Dalka Jira Inaan Nahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dooda Baarlamaakeed Dunidii U Sheegteen, Dalka Jira Inaan Nahay.



 

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXMAAN[A.S.C.W.R.W.B]

 

TU KHAAS AHNS BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

 

 

Dunxariirah iyo dahab,Diiniyo amano leh,

 

Dadnimada xurmeeyo,Deriskooda dhwro,

 

Dusha ubadkadka saara,Marna daadaheya,

 

Duul laysku aminayoo,Dareemaaya admiga.

 

Doorsomahayn abid,Dumarkeenu weeyaan,

 

Dunidaa higsanayso, Rageenuna kaba daran,

 

Dawlad waxay samaysten,Dimuqradi lagu hago,

 

Digtatoor kamu dhalane,Doorashay ku caanyiin,

 

Diirmadoow dhamantod,Darteedayno coladshan,

 

Dulmigano necebnahay,Dad abaaleh baan nahay,

 

Dawladiinan UK door baad,Soo Cayaarteeno,

 

Dunidan aad u taliseen,Calankiinu degi jirin,

 

Dacalada aduunyadan,Duruus baadna siseen,

 

Daad ha qaado wixi tegay,Doodanaba nagu filan.

 

Deriskiina yurubiyo,Amrikaan idinku dayayoo,

 

Durbaba way iskeeneen,Daboolka ka qaadeen,

 

Dahab meel ku aasnayo,Afrikaanku dedayeen,

 

         Ismail Abdilahi Handuleh.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...