Mulcamad Ama Madarasad Waa Goobalah Lagu Barto Qur'aanka

0
Monday September 19, 2022 - 08:55:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mulcamad Ama Madarasad Waa Goobalah Lagu Barto Qur'aanka

    Sheekh Saleebaan Siciid Cali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Saleebaan Siciid Cali


Mulcamad ama madarasad waa goobalah lagu barto qur,aanka , karimka ah wan dhulka illahay meelah ugu sharafta badan, Waxay ka saraysaa Guriga uu fadhiyo Galaha Wakiladu ,



In dhawr jeer uu ku soo celceliyo nin ka mid Goluhu waxay keenaysaa in la hubiyo Diinta uu haysto ama aqonta uu u leeyahay magaca u sheegayo, ee ah ( mulcamad)


Gudomiyaha Goluha  Wakiladu , Isagoo ah nin Aqoon  fiican Diinta u leh wax haka qabto Xaqirida  Muqadasadka Islamka .


Sidee Golaha sharci dajinta oo waxay ka shaqaynayn ee  xeerer ah sharacadu Asal u tahay


Oo Xeer walba loo eegayo Diinta ,haddna nin xildhiban ah, U Xaqiraa Goobaha Diiniga ah ?

Sheekh Saleebaan Siciid Cali

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...