Xasan Sheekh Oo London Uduulay Si Uu Uga Qayb-galo Aaska Boqorada

0
Monday September 19, 2022 - 08:22:42 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh Oo London Uduulay Si Uu Uga Qayb-galo Aaska Boqorada

    "Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa maalmahan ku sugnaa Mareykanka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa maalmahan ku sugnaa Mareykanka"


Hogaamiyayaasha caalamka ayaa waxa ay gaarayaan magaalada London kahor aaska boqorad Elizabeth, kaas oo dhici doona Isniinta Maanta ah.

 

Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud ayaa kamid ah madaxda halkaa gaaray, halkaas oo lagu soo dhaweeyay, iyadoo la casuumay illaa 500 oo hogaamiye dal iyo wufuud ajaanib ah.

 

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa maalmahan ku sugnaa Mareykanka.

 

Madaxda kale ee ku sugan London waxaa kamid ah, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, madaxweynaha Hindiya, ra’iisal wasaarayaasha dalalka Canada, Australia iyo Newzealand.



BBC

Loading...
Loading...