Jabuuti Oo Amaro Culus Duldhigtay Maraakiibta Laga Leeyahay Dalka Iiraan Iyo Sababaha Keenay Oo Ay Fasirtay

0
Monday June 10, 2019 - 15:36:37 in News by
  • Visits: 2921
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jabuuti Oo Amaro Culus Duldhigtay Maraakiibta Laga Leeyahay Dalka Iiraan Iyo Sababaha Keenay Oo Ay Fasirtay

    Jabuuti Oo Amaro Culus Duldhigtay Maraakiibta Laga Leeyahay Dalka Iiraan Iyo Sababaha Keenay Oo Ay Fasirtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jabuuti Oo Amaro Culus Duldhigtay Maraakiibta Laga Leeyahay Dalka Iiraan Iyo Sababaha Keenay Oo Ay Fasirtay

Jabuuti(HWN):-Dawlada Jabuuti ayaa go’aan ka soo saartay maraakiibta laga leeyahay dalka Iiraan ee isticmaala badeeda iyo dekedaheeda.

Safiirka dawlada Jabuuti u fadhiya magaalada Riyadh ee wadanka Sucuudiga Dhiauddin Bamakhra ayaa shaaciyey in dawladiisu ay xayiraad ku soo rogtay maraakiibta laga leeyahay dalka Iiraan ee isticmaala badaha iyo dekedaha dalkaasi.

Sidoo kale safiirka dalka Jabuuti u fadhiya sucuudiga ayaa sheegay inaanu wax iskaashi ah iyo xidhiidhtoona dhexmarin wadanka Iiraan tan iyo markii xukuumada jabuuti ay xidhiidhka u jartay dalkaasi.

Dawlada Jabuuti ayaa sheegtay in sababaha ay go’aankan uga qaadatay maraakiibta dalka Iiraan ay tahay iyada oo dawlada Tehran ku eedaynaysa inay fara gelin ku samaysay arimaha gudaha ee wadamada Carabta taas oo sharcigu aanu banaynayn.

sanadkii 2016 ayey ahayd markii ay dawlada Jabuuti oo ka tirsan wadamada soo koraya ay xidhiidhka u jartay wadan Iiraan ka dib markii ay dad mudaharaadayaa ay weerareen safaarada sucuudigu ku leeyahay magaalada Tehran.

Loading...
Loading...