Magacyada Hogaanka Cusub Ee Ururka Barwaaqo

0
Wednesday September 14, 2022 - 18:12:36 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Hogaanka Cusub Ee Ururka Barwaaqo

    Hoggaanka cusub ee ururka Barwaaqo ayaa maanta Hargeysa lagu doortay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka cusub ee ururka Barwaaqo ayaa maanta Hargeysa lagu doortay.


Hargaysa (HWN) Hoggaanka cusub ee ururka Barwaaqo ayaa maanta Hargeysa lagu doortay.


Dr Mohamed Abdi Yusuf Gaboose, guddoomiyaha.



Mubarak Abdullahi Ibrahim ( daljir).Gudoomiye ku-xigeenka koobaad.


 Adan Hassan mataan gudoomiye ku-xigeenk-2aad .


Khadar Cabdilaahi Bare Gudoomiye kuxigeenka 3aad


Axmed Cabdi muuse abyan Gudoomiye kuxigeenka 4aad


Xamda Jaamac Cali Gudoomiye kuxigeenka 5aad .


Yuusuf Sooran Ismail, Xoghayaha guud ee Urur Siyaasadeedka BARWAAQO

Loading...
Loading...