War Degdeg Ah: Safiya Cali Yuusuf Oo Ku Geeriyootay Hargaysa

0
Wednesday September 14, 2022 - 09:49:59 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2752
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Safiya Cali Yuusuf Oo Ku Geeriyootay Hargaysa

    "waxay ahayd weriye taariikh ku leh warbaahinta Somaliland ilaa halgankii dib u xorraynta Dalka."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxay ahayd weriye taariikh ku leh warbaahinta Somaliland ilaa halgankii dib u xorraynta Dalka."


Hargaysa (HWN) Ilaahay naxariistii Jano hasiiyee waxaa saaka magaalada Hargaysa ku geeriyootay Saxafiyadii waynayd  Safiya Cali Yuusuf oo ka shaqayn jirtay Radio Hargaysa muddo dheer iyo BBC Media Action



Marxuumad Safiya oo ahayd saxafiyad ruug caddaa ah ayaa ka mid ahayd wariyayaasha hawl karka ah ilaahayna ku manaystay cod quruxbadan, dabeecad wanaag iyo ka shaqeynta kaalmaynta dadka.


waxay ahayd weriye taariikh ku leh warbaahinta Somaliland ilaa halgankii dib u xorraynta Dalka.


Maamulka iyo shaqaalaha Hadhwanaagnews waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaan qaranka Somaliland ee ay marxuumadu ka baxday.

 

Marxuumadana waxay ilaahay uwaydiinayaan in ilaahay geeyo janatul Fardawsa.

 

Aamiin Aamiin.

 

Loading...
Loading...