Xildhibaano Qorshaynaya Inay Ridaan Maayarka Gabiley Oo Sharci Daro U Garabsanaya Muuse Biixi

0
Monday September 12, 2022 - 12:02:43 in News by Abdi Good
  • Visits: 864
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano Qorshaynaya Inay Ridaan Maayarka Gabiley Oo Sharci Daro U Garabsanaya Muuse Biixi

    Xildhibaano Qorshaynaya Inay Ridaan Maayarka Gabiley Oo Sharci Daro U Garabsanaya Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano Qorshaynaya Inay Ridaan Maayarka Gabiley Oo Sharci Daro U Garabsanaya Muuse Biixi

8 mudane oo ka tirsan golaha deegaanka Gabiley ayaa ka tashanaya sidii ay xilka uga qaadi lahaayeen maayarka.

Wararku waxay sheegayaan in mudaneyaasha golaha deegaanka ay ka gadoodeen ka dib markii uu Muuse Biixi si badheedh ah ula saftay Maayarka isaga oo diiday kulan ay doonayeen inay la yeeshaan.


Gobolnimada Gabiley ayaa ka mid ah qodobada ugu waa weyn ee ay doonayeen inay Muuse Biixi kala hadlaan balse markii uu as shidhka u galay maayar Maxamed Aamiin ayuu diiday shirkoodii, taas oo keenay inay ka tashanayaan xil ka qaadista duqa magaalada.

FG:-Xildhibaanka sawirka qaaday ayaa ku 8 ah sida Hadhwanaagnews loo xaqiijiyey

May be an image of 3 people, people sitting, people standing and indoor

Loading...
Loading...