Gebiley In Madaxtooyo Laga Dhiso Maxay Uga Baahan Tahay?

0
Sunday September 11, 2022 - 08:21:59 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gebiley In Madaxtooyo Laga Dhiso Maxay Uga Baahan Tahay?

    "Waxa nasiib darro ah, Indho-sarcaadkan siyaasiga"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxa nasiib darro ah, Indho-sarcaadkan siyaasiga"


Hargaysa (HWN) Abwaan Weedhsame ayaa su’aal iska waydiiyay waxa ay gabilay uga baahantahay in laga dhiso dhisme madaxtooyo xili fasalada iskuulada Gabilay ay fadhiistaan fasalkiiba arday gaadhaysa 80, taasi oo ay keentay dhismaha iskuulada oo yar.



Weedhsame oo qoraal uu kaga hadlayo dhismaha madaxtooyada Gabilay ayaa yidhi.

 

"Gebiley in Madaxtooyo laga dhiso maxay uga baahan tahay?  Illayn waynu wada ognahay in dugsiga sare ee Timacadde, Fasalada qaar 80 arday fadhiyaane, bal hudheelkan weyn cidda uu anfacayo ii sheega?

Waxa nasiib darro ah, Indho-sarcaadkan siyaasiga ah ee aadka u xajiimaysan inay dad badani u mashxaradayaan.!!!


"Sargafyada xajiimaysan iyo solayga qaamaysan

Waxay samo fal ugu sheegayaan siinta godobaysan

Geed-saar ku maran bay rabaan inay samaystaan”

Gaarriye

Loading...
Loading...