Madaxda Maamulada Jaamacadaha Dalku Ma Haldoorka Bulshada Oo Kaliya Ayay Moodaan Siyaasiinta ?

0
Wednesday September 07, 2022 - 20:01:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxda Maamulada Jaamacadaha Dalku Ma Haldoorka Bulshada Oo Kaliya Ayay Moodaan Siyaasiinta ?

    W /Q :Abdikani mohed ahmed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W /Q :Abdikani mohed ahmed.


Kaliya wax aan kala qaybin bulsho mooyee waxkale aan haynin , maalmaha qalinjabinuhu waa maalmo cad ceed u soo baxdo kuwa ugu mudan ee arday u jecelyahay , waxaana uu mudanyahay in la bogaadiyo oo lagu dhiirigaliyo sidii uu nolasha wax uga badali lahaa sidoo kale , inay raadayso cilmigaa kooban ee uu ka qalin qortay iyo caqabadaha jira ee loobaahanyahay inay kaga gudbaan samir iyo dadaal .



Dhibaatadu maaha ninka siyaasiga ah ee xilka haya , balse waa maamulada jaamacadaha oo aan soo eegaynba xaga ay ka xigaan dadka kudayashada mudan ee horumarka sameeyey sida ganacsatada waaweyn ee dalka , culimada , iyo haldoorka kale ee wadanka ka buuxa . Hadaba in dadkaa mudnaanta la siiyo waxay wax wayn katari kartaa habka fahanka ardayda iyo inay ka helaan dhiirigelin dhaxal unoqota bulshada inteeda kale sidoo kale inay siiyaan talo iyo tilmaam ibo fur u noqota ardayda .


W /Q :Abdikani mohed ahmed.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...