Gudoomiyaha Ururka Kaah Maxamuud Xaashi Oo Xilal U Magacaabay 9 Xildhibaan
Gudoomiyaha Ururka Kaah Maxamuud Xaashi Oo Xilal U Magacaabay 9 Xildhibaan
Guddoomiyaha Urur-siyaasaddeedka Kaah, Maxamuud Xaashi, ayaa 9 Xildhibaan oo Golaha Wakiillada ka mid ah Xilal u magacaabay, isla markaana ku daray Guddiyo kala duwan ku satay.
Mudaneyaashan ayaa ka soo kala baxay saddexda Xisbi ee Waddani, UCID iyo Kulmiye.
Xildhibaanno kale ayaa guddiyo kale uu u daray Guddoomiyaha Ururka Kaah.
Siyaasiga Maxamuud Xaashi ayaa Ururka uu Madaxda ka yahay waxa ku jira labaataneeyo Xildhibaan oo Golaha Wakiillda ka tirsan.
1.Maxamed Xassan Siciid : UCID
2.Mustafe Khayreeye : Kulmiye
3. Mubaarig Xeeldheere: UCID
4. Maxamed Abiib : Waddani
5. Bile Cabdi Ducaale : Waddani
6. SH Axmed Dayib Aadan : Waddani
7. Maxamed Jaamac Liibaan : UCID
8. Jamaal Cali Aadan : UCID
9. SH Nuur Cismaan Guuleed: UCID
![]() |
Loading...
Loading...