Somaliland Oo Bilawday Raafka Dadka Ajaaniibta Ah

0
Saturday September 03, 2022 - 18:05:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Bilawday Raafka Dadka Ajaaniibta Ah

    "Ciidanka laanta socdaalka Somaliland ayàa bilihi u danbeeyay ku hawlana"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidanka laanta socdaalka Somaliland ayàa bilihi u danbeeyay ku hawlana"


Ciidanka laanta socdaalka Somaliland ayaa magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal, ka bilaabay ururinta dadka aan dalka u dhalan ee Ajaanibta ah.

 

Dadka gudaha magaalada laga ururiyay ee la saarayay gaadiidka ciidanka laanta socdaalka ayaa u badna muwaadiniinta u dhashay dalka Itoobiya, kuwaas oo aad ugu soo badanayay bilihi u danbeeyay magaalada Borama.

 

Ciidanka laanta socdaalka Somaliland ayàa bilihi u danbeeyay ku hawlana in ay dalka ka saaraan dadka Ajaanibta ah.


Loading...
Loading...