Laamaha Amniga Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay waxyaabaha maanka dooriya iyo raggii watay

0
Saturday September 03, 2022 - 11:36:58 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laamaha Amniga Gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay waxyaabaha maanka dooriya iyo raggii watay

    Howgaljaan ayaa ka dhacay Deegaano hoos yimaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howgaljaan ayaa ka dhacay Deegaano hoos yimaada




Ciidanka Daraawiishta Galmudug ayaa howlgal Amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay koonfurta Gobolka mudug ayaa gacanta kusoo dhigay maandooriyaal iyo Ragii watay



Howgaljaan ayaa ka dhacay Deegaano hoos yimaada Degmada Wisil Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay in maandooriyaashaan Amniga lagu qalqal galin rabay


 

Saraakiisha Daraawiishta Galmudug ayaa sheegay inay Howlgaladaan ka dhanka ah Meeshiyaad Al Shabaab iyo maandooriyaasha wadayaan

Loading...
Loading...