Gaadhiga Maayarka Xudun Oo Rogmaday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. SAWIRO

0
Friday September 02, 2022 - 19:04:38 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaadhiga Maayarka Xudun Oo Rogmaday Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. SAWIRO

    Lama shaacin sababta keentay shilkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Lama shaacin sababta keentay shilkan


Hargaysa (HWN) Gaadhiga Maayirka Degmada Xudun ee gobolka Sool ayaa ku dhacay goordhawayd inta u dhaxaysa Laascaanood iyo Xudun, sida uu sheegay Tvga Qaranka Somaliland.

 

Shilkan ku yimid gaadhiga Maayarka ayayna ka dhalan wax dhimasho ahi, waxa dhaawac fududi soo gaadhay mid kamid ah askarta ilaalisa maayarka.

 

Lama shaacin sababta keentay shilkan



May be an image of 2 people and outdoors

May be an image of 1 person, standing and outdoors
Loading...
Loading...