Biden Oo Sheegay Taageerayaasha Trump Iney Halis Ku Yihiin Xasiloonida Mareykanka

0
Friday September 02, 2022 - 18:44:15 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Biden Oo Sheegay Taageerayaasha Trump Iney Halis Ku Yihiin Xasiloonida Mareykanka

    "Ciidamada FBI-da ee Mareykanka ayaa dabayaaqadi bishii hore baaritaan ku sameeyey guriga uu Trump"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ciidamada FBI-da ee Mareykanka ayaa dabayaaqadi bishii hore baaritaan ku sameeyey guriga uu Trump"


Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay taageerayaasha madaxweynihi hore ee dalkaasi Donald Trump iney khatar ku yihiin Dimuqraadiyadda Mareykanka.

 

Taageerayaasha xambaarsan 'aragtida ah awoodda Mareykanka ayaan markale soo celineynaa' waxay go'aansadeen ayuu yiri dalka Mareykanka iney dib u celiyaan.

 

Biden ayaa hadalkaasi sheegay khamiisti shalay ahayd xilli uu ka hadlay munaasabad lagu qabtay filaadelphia oo lagu xusayyey maalinti la saxiixay sharciga xorriyadda Mareykanka.

 

Wuxuuna Biden intaa ku daray inuu dhaliishaasi uu u soo jeedineyn dhammaan 70-ki malyan oo qof oo doortay Biden xilligi ay dhaceysay doorashadi 2022-kii.

 

Ciidamada FBI-da ee Mareykanka ayaa dabayaaqadi bishii hore baaritaan ku sameeyey guriga uu Trump ka dagganaa Folorida taasoo ka careysiisay taageerayaasha Trump.


Loading...
Loading...