Abaabulka Banaan Bax Ka Socda Hargaysa Iyo Ujeedadiisa

0
Friday September 02, 2022 - 18:15:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abaabulka Banaan Bax Ka Socda Hargaysa Iyo Ujeedadiisa

    "Dhawaan ayay ahayd Markii banana baxyo ay sameeyeen Xisbiyada Mucaaradka Somaliland"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dhawaan ayay ahayd Markii banana baxyo ay sameeyeen Xisbiyada Mucaaradka Somaliland"


Hargeysa waxa ka socda abaabulka bannaanbax lagaga soo horjeedo xadhiga Suldaan Cadde-gude oo xabsiga Mandheera ugu xidhan Madaxweyne Muuse Biixi.



Waxaana baraha bulshada wareegayo Sawirada Suldaan cade-gude oo lagu dulqoray Free Suldaan Cade-gude, kuwaasi oo la sheegay in loodiyaariyay dadka mudaharaadaya.


Suldaanka ayay ciidamada Booliska Somaliland ay xidheen isagoo ku socda gurigiisa sida ay warbaahinta usheegaty xaaskiisa oo la socotay markii Suldaanka la xidhayay.

Xukuumada Muuse ilaa hada may shaacin sababta ay uxidhay Suldaan Cade-gude.


Dhawaan ayay ahayd Markii banana baxyo ay sameeyeen Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ay ku geeriyoodeen dad shacab ahi.


May be an image of 2 peopleNo description available.

Loading...
Loading...