Nuxurka Kkulan Dhexmaray Raysal Wasaaraha Soomaaliya Iyo Agaasimaha Siyaasada Arrimaha Dibada Ingiriiska+Sawiro

0
Sunday June 09, 2019 - 14:54:40 in News by
  • Visits: 1725
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Kkulan Dhexmaray Raysal Wasaaraha Soomaaliya Iyo Agaasimaha Siyaasada Arrimaha Dibada Ingiriiska+Sawiro

    Nuxurka Kkulan Dhexmaray Raysal Wasaaraha Soomaaliya Iyo Agaasimaha Siyaasada Arrimaha Dibada Ingiriiska+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Kkulan Dhexmaray Raysal Wasaaraha Soomaaliya Iyo Agaasimaha Siyaasada Arrimaha Dibada Ingiriiska+Sawiro

Muqdisho(HWN):-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha guud ee siyaasadda ee wasaaradda arrimaha dibadda Boqortooyada Ingiriiska, Richard Moore.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Richard Moore ayaa kulankooda uga hadlay xoojinta xariirka soo jireenka ah ee labada dowladood iyo taageerada Ingiriisku dowladda ka siiyo tababarrada ciidanka iyo qorshaha ciidanka Soomaaliyed ay kula wareegayaan amniga dalka.

Kulanka Ra’iisul Wasare Xasan Cali Khayre iyo Richard Moore waxaa qayb ka ahaa safiirka boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya, Ben Fender.

Boqortooyada Ingiriiska ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ka teegeerta tababarrada ciidanka, dhismaha xarumaha tababarrada iyo qorshaha fog ee ciimadama amniga Soomaaliya ay ciidanka AMISOM ugala wareegayaan mas’uuliyadda amniga guud ee dalka.

Loading...
Loading...