Khasaare Ka Dhashay Diyaarad Lagu Rasaaseeyay Laascaanood iyo Sababta

0
Friday September 02, 2022 - 10:38:55 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaare Ka Dhashay Diyaarad Lagu Rasaaseeyay Laascaanood iyo Sababta

    "Wali dhacdadan kamay hadal laamaha dawladu"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wali dhacdadan kamay hadal laamaha dawladu"


Afar qof ayaa dhaawacmay inta la xaqiijiyay kadib iska hor imaad iyo israsaasayn ku dhexmartey Ganacsatada keenta qaad Miirooga garoonka diyaaradaha Laascaanood.



Ganacsatada ayaa isku rasaaseeyey garoonka kadib markii laysku qabtay diyaarad siday qaad Miirooga oo garoonka soo fadhiisatey labada dhinac ay isku maandhaafeen imaanshaheeda.


Rasaas ayaana ku dhacdey diyaaradii siday qaadka ee Laascanood saaka fadhiisatey.

Wali dhacdadan kamay hadal laamaha dawladu

Loading...
Loading...