Xukuumada Oo Ka Hadashay Eedaymaha Loo Jeedinayo Maayarka Hargeysa Iyo Cid Ay Cida Ay Ku Xidhiidhiyeen Oo Uu Shaaciyey

0
Thursday September 01, 2022 - 22:12:53 in News by Abdi Good
  • Visits: 2531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Ka Hadashay Eedaymaha Loo Jeedinayo Maayarka Hargeysa Iyo Cid Ay Cida Ay Ku Xidhiidhiyeen Oo Uu Shaaciyey

    Xukuumada Oo Ka Hadashay Eedaymaha Loo Jeedinayo Maayarka Hargeysa Iyo Cid Ay Cida Ay Ku Xidhiidhiyeen Oo Uu Shaaciyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Ka Hadashay Eedaymaha Loo Jeedinayo Maayarka Hargeysa Iyo Cid Ay Cida Ay Ku Xidhiidhiyeen Oo Uu Shaaciyey


wasiir ku xigeenka caafimaadka Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa ka hadlay eedaymaha loo jeedinayo maayarka Hargeysa oo uu ku xidhiidhiyey inay ka danbeeyaan madaxda xisbiga Waddani.

wasiir ku xigeenka caafimaadka ayaa war uu ku baahiyey ku yidhi sidan:-


(Labaatan jir Mudug Jooga Allah Uma xilqarin)


"Madaxda xisbiga waddani ee maalmahan Mayor Abdulkarim Ahmed Mogeh, bar tilmaameedsanaysa waxan leeyahay;(Labaatan jir Mudug Jooga Allah Uma xilqarin)Mayor Hargeisa Jooga allah uma Xil Qarin oo shaqadiisa ayaa sheegidoonta Dhaliil iyo Amaan waxa uu yeesho.

Balse, intuu xilka hayay waxa uu muujiyay Amaano, wax qabad inta awood dawladda Hoose ee Hargeisa ah, Qaranimadda iyo Dal- jacaylka oo uu ka horaysiiyay Qabiilka iyo Qoqobka Bulshadda.

Talo xummadda iyo qorsha la'anta taala xeradda- xisbiga waddani iyo Mabaadi'ada hogaamineed ee Mayor Mogeh maaha kuwa is qaadan kara.
Maahmaah Somaliyeed Ba tidhaa " Hoosba Hadal Leh, Shalay marku tartamayay haduu si wax u arkayay, Maantana Masuuliyadda uu hayo ayaa go'aaminaysa sida uu dhaqmayo.

Mayor Abdulkarim raga caayaya ee aynu wada garanyno mustawaha ay ku leeyihiin Bulshada dhexdeeda, ayaa looga yaqaanaa halyeeyo xisbiga Waddani dhaxdiisa, Qiimaynta dadka ee xisbiga halkaas uun reer Somalilandow ka Garta.
Fikir shakhsi ah oo aanan cidna ku Matalin.".
No description available.

Loading...
Loading...