Hargeysa:-Nin Isku Gubay Xaafada Jigjiga Yar Oo Geeriyooday

0
Thursday September 01, 2022 - 12:22:44 in News by Abdi Good
  • Visits: 1422
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargeysa:-Nin Isku Gubay Xaafada Jigjiga Yar Oo Geeriyooday

    Hargeysa:-Nin Isku Gubay Xaafada Jigjiga Yar Oo Geeriyooday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa:-Nin Isku Gubay Xaafada Jigjiga Yar Oo Geeriyooday


Hargeysa:Nin is gubay oo geeriyooday.

Alle haw naxariistee waxaa maanta abaaro 1:00 duhurnimo ku Geeriyooday xaafada Jigjiga yar nin lagu magacaabo Axmed Nuur Sheekh Muumin, marxuumkaasi oo dab is qabadsiiyay.


Ciidamada Dab-demiska Hargeysa ayaa markii lagu soo wargeliyay, waxay si degdeg ah u gaadheen goobtaas, hasayeeshee marxuumka oo kaligii guriga joogay,hoostana Albaabka ka soo xidhay ayaan naf lagu gaadhin.

Ilaa hadda ma cadda sababta uu isku gubay, hasayeeshee waxay ehelada marxuumku sheegeen in xanuun xaga maskaxda ah hayay,kana yimi Qurbaha, kaligiina guriga uu ku noola.

Ciidamada Booliska gaar ahaan Qaybaha CID da iyo CTU da ayaa iyaguna goobjoog ahaa, kiiskaas na hadda gacanta ku haya.
May be an image of 7 people, people standing and outdoors

Loading...
Loading...