Agaasimihii Hore Ee Baanka Dhexe Axmed Carwo Oo Digniin u Diray Muuse Biixi
Agaasimihii Hore Ee Baanka Dhexe Axmed Carwo Oo Digniin u Diray Muuse Biixi
agaasimihii hore ee baanka Axmed Carwo ayaa digniin u diray Muuse Biixi.
Axmed Carwo ayaa war uu soo saaray waxa uu kaga digay kibirka uu wado Muuse Biixi waxaanu ku yidhi qoraalkiisa.
"Kibirku waxuu kuu horseedaa talada xun iyo daacad la,aan. Waxuu ku jecleysiiyaa amaanta beenta ah. Waxuu ku colaysiiyaa danyarta iyo bulshada inta jilicsan.
Waxuu kuu gacan galiyaa munaafaqiin yaqaan sida ay amaan been ah kugu mada-daaliyaan. Waa cadowga hoggaaminta wacan. Kibirku runta ma arko, xaqqa ma aqoonsado, gardarrada kama gaabsado, xishoodka iyo samirku agtiisa waa Ka nacasnimo. Ruuxa ku sifoobaa qaladkiisa ma qirto, waa keli saxane aan dabadii la hadal, aakhirkana haadaan ayuu ku dhacaa, aakhirana ciqaab iyo balankii Alle ayaa sugaaya. Allow naftayda Ka sifeeya kibir oo dhan nooc kasta iyo baaxad kastaba. Allow tubta toosan na waafaji."
![]() |
Loading...
Loading...