Xukuumada Oo Madaarka Hargeysa Ka Celisay Xaaska Siyaasi Ismaaciil Buubaa

0
Wednesday August 31, 2022 - 14:08:06 in News by Abdi Good
  • Visits: 4544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Madaarka Hargeysa Ka Celisay Xaaska Siyaasi Ismaaciil Buubaa

    Xukuumada Oo Madaarka Hargeysa Ka Celisay Xaaska Siyaasi Ismaaciil Buubaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Madaarka Hargeysa Ka Celisay Xaaska Siyaasi Ismaaciil Buubaa


Xukuumada ayaa madaarka Hargeysa ka celisay xaaska siyaasi Ismaaciil Buubaa oo la socotay diyaarada Itoobiya.


Marwo Sabaax Cabdi Ibraahin ayaa magaalada Hargeysa u timid sidii ay dhakhtarka Turkiga ah ugu qaadi lahayd siyaasi Ismaaciil Buubaa oo mudooyinkii u danbeeyey koomo ugu jira xaalad caafimaad oo la soo deristay balse xukuumada ayaa ka hor istaagtay inay madaarka soo dhaafto iyada oo dib loogu celiyey Addis Ababa.

Ilaa hada ma jirto sabab ay xukuumadu sheegtay oo ay u diiday in xaaska siyaasi Ismaaciil Buubaa marwo Sabaax Cabdi Ibraahin loogu diiday inay soo gasho magaalada Hargeysa loogana hor istaago dhakhtarkii ay doonaysay inay ugu qaado dalka Turkiga.

May be an image of 1 person, standing and sunglasses

Loading...
Loading...