Gudoomiye Xirsi Iyo Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Booqday Abwaan Aadan Tarabi Oo Xanuun U Jiifa
Gudoomiye Xirsi Iyo Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Booqday Abwaan Aadan Tarabi Oo Xanuun U Jiifa
Musharraxa Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali xaaji xasan ayaa hoygiisa ku booqday abwaanka Caanka ah ee Aadan Tarabi oo muddooyinkii u dambeeyey xanuun u jiifay.
Abwaanka ayaa xaaladiisa Caafimaad uga warramay Madaxda Xisbiga Waddani Waxaana uu uga Mahad celiyey booqashada ay ugu yimaadeen.
Dhankankooda Musharraxa iyo guddoomiyaha ayaa u duceeyey in Alle caafimaad siiyo abwaanka waxaana ay sheegeen in markasta ay garab taagan yihiin muujinayaana Kaalinta uu abwaanku ugu jiro Shacabka Somaliland.
![]() |
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...