Faarax Macalin Oo Kenya Ku Dhaliilay Qaabka Ay Ula Dhaqmeyso Soomaaliya

0
Sunday June 09, 2019 - 11:08:50 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2571
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faarax Macalin Oo Kenya Ku Dhaliilay Qaabka Ay Ula Dhaqmeyso Soomaaliya

    Gudoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya mudane Faarax macalin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamaanka dalka Kenya mudane Faarax macalin

ayaa ka hadlay khilaafka bada ee udhaxeeye Kenya iyo Somaliya

 

Mr Macalin ayaa tilmaamay in Kenya looga baahan yahay in ay si sharci ah u marto hadii ay jirto tabasho ay ka qabto Soomaaliya.



Faarax Macalin ayaa intaasi ku daray  in wax laga xumaado ay tahay cadaadiska ay Kenya ku heyso Soomaaliya.

 

Dhinaca kale Wuxuu ku booriyay madaxda Kenya in wax waliba ay u maraan wadiiqo wanaagsan ayna sugaan natiijada maxkamada cadaalada ay ka gaadheyso muranka kenya ay ku sheeganeyso baddda Soomaaliya.

Loading...
Loading...