Musharax CIRRO Oo Kulan La Qaatay Hablihii Laga Soo Daayay Jeelka Gabilay

0
Sunday August 28, 2022 - 17:51:40 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Musharax CIRRO Oo Kulan La Qaatay Hablihii Laga Soo Daayay Jeelka Gabilay

    "waxaanu ku boorriyay in ay adkaysi u yeeshaan tacadiga sharci darrada ah"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"waxaanu ku boorriyay in ay adkaysi u yeeshaan tacadiga sharci darrada ah"



Musharraxa madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa gurigiisa ku qaabilay 23 hablood oo maanta laga soo daayay jeelka Gabiley.



Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa hablahan u xidhnaa mudaharaadkii 11-kii bisha waxa uu u jeediyay hadal dhiirigelin iyo dardaaran waxaanu ku boorriyay in ay adkaysi u yeeshaan tacadiga sharci darrada ah ee xukumadda wakhtigeedu dhammaanaya muwaadiniinta ku hayso.


Maanta ayaa hablahan laga soodaayay jeelka Gabilay, iyagoon wax maxkamad ah la horgayn mudadii ay xidhnaayeen, waxanay hablahani kasoo wada jeedaan beesha Musharax Ciro

Loading...
Loading...