"Garxajis Waxaan Leeyahay, Habar Awal Muuse Ma Rabaane Ha Raacinina"...Xildhibaan Barkhad Batuun
"Garxajis Waxaan Leeyahay, Habar Awal Muuse Ma Rabaane Ha Raacinina"...Xildhibaan Barkhad Batuun
Xildhibaan Barkhad Batuun oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiilada kana tirsan xisbiga Waddani ayaa fariin u diray beesha uu ka soo jeedo musharax Cabdiraxmaan Cirro.
xildhibaan Barkhad Batuun oo fariinta diraya ayaa waxa uu yidhi "Garxajis waxa aan leeyahay Awal Muuse ma rabaane ha raacinina, Madaxda dhaqanka Awal waa gob run -sheeg ah, Xisaabta reeraha cid muuse kaga xariifsani ma jirto ee Tamaashirta ha u dhiibina, kuwa qabiilada caaya ma matalaan Xisbiga WADDANI afkiisana kuma hadli karaan." Xildhibaan Barkhad Batuun
Loading...
Loading...