Xildhibaan Raamboo Oo Ka Hadlay Riig Biyood La Geeyey Magaalada Balligubadle

0
Monday August 22, 2022 - 11:32:30 in News by Abdi Good
  • Visits: 933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Raamboo Oo Ka Hadlay Riig Biyood La Geeyey Magaalada Balligubadle

    Xildhibaan Raamboo Oo Ka Hadlay Riig Biyood La Geeyey Magaalada Balligubadle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Raamboo Oo Ka Hadlay Riig Biyood La Geeyey Magaalada Balligubadle

xildhibaan Maxamed Xuseen Raamboo ayaa ka hadlay riig biyood la geeyey magaalada Balligubadle ee xarunta gobolka Hawd.

xildhibaan Raamboo oo ka hadlaya riigan ayaa waxa uu yidhi :-


"Dedaal dheer ka dib wuxuu Alle SWT nagu guuleeyay in maanta la bilaabo qodista ceel biyood dheer ama riig oo laga qodayo duleedka magaalada Baligubadle ee Gobalka Hawd.

Ceelkan dheer, waxa laga maalgeliyay miisaaniyada qaranka oo uu ku jiray, waxaana toddobaadyo gudahood sidoo kale la bilaabi doonaa dhaam weyn oo isla deegaanka laga fulin doono, waxaana la naadiyay tartanka shirkadaha ku tartamaya fulinta dhaamka Baligubadle.

Waxaan u mahadcelinayaa Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi oo amray fulinta labadan mashruuc iyo wasiirka biyaha Cali Xasan Maxamed oo xil iska saaray bilaabistooda.

Waxa maanta goobta riiga laga qodayay ku sugnaa wasiirada biyaha Cali Xasan Maxamed, arrimaha dibada Dr. Ciise Kayd, beeraha Eng Cabdir Iimaan, taliye-xigeenka Booliska sareeye Guuto Cabdi Xasan Mire, Badhasaabka gobalka Hawd, Axmed-yaasiin, maayarka Baligubadle Shiine Cabdi Hayaan iyo masuuliyiin kale.

Alle waxaan ka baryayaa inuu nagu guuleeyo mashruucan si ay bulshadu u hesho biyo ku filan.

May be an image of 5 people, people standing and outdoors
May be an image of 6 people, people standing and outdoors
May be an image of 1 person and standing



Loading...
Loading...