Muuse Biixi Oo Loo Soo Jeediyay In Hadraawi Uu Ugu Magacdaro Xarunta Taariikhda Somaliland

0
Saturday August 20, 2022 - 10:27:41 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1332
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Loo Soo Jeediyay In Hadraawi Uu Ugu Magacdaro Xarunta Taariikhda Somaliland

    Sidaasi awgeed waxan Madaxwayne idinku dhiirigalinayaa in Xaruntaas Khayriyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaasi awgeed waxan Madaxwayne idinku dhiirigalinayaa in Xaruntaas Khayriyada


Mudane Madaxwayne ALLAH ha u Naxariisto Marxuum Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ahaa Oday Tixgalin iyo Maamuus inaga mudan Qaranka SOMALILAND iyo SHACABKABA waxan kuu soo jeedinayaa in loogu Magac Daro Xarunta Taariikhda Somaliland ee Khayriyada waana Goob ku haboon in lagu maamuuso waayo waa Goob kayd u noqon doonta Cilmiga iyo Sooyaalka Taariikhda Somaliland Waa Goob ku Taala Caasimadii Dalka waa Xarun ay dhaxli doonaan Dhalinyada Somaliland mustaqbalka Fog iyo wakhtiganba.

 

Sidaasi awgeed waxan Madaxwayne idinku dhiirigalinayaa in Xaruntaas Khayriyada ee dhismaheedu socdo loo bixiyo MATXAFKA QARANKA SOMALILAND EE HATRAAWI INSHA ALLAH

 

SIDAASI IYO WABILAAHI TOWFIIQ

ALLAH MAHADLEH

QORE.MOWLIID AADAN CUMAR

HARGAYSA SOMALILAN

 

 

 


Loading...
Loading...