Dhismihii Dowlada Hoose Ee Hargeisa Ee 70 Sano Lagu Dhisi Kari Waayay Ayuu Sanad Mooge Ku Dhisay.
Mayor Mooge waa gurmad
ilaahay umada udiray wa shaqsi leh dhamaan astaamaha hogaaminta, waa nin aan
lacag usoo doonan shaqada uu hayo ee doonaya inuu dadkiisa tuso in
cashuurteena aynu wax ku qabsan karo, wa hogaamiye laxejeclo badani ka hayso
dalkiisa iyo magaalada loo doortay.
Taariikhda Ayaa qori
isaga iyo dhamaan golaha deegaanka Hargeisa, arin dhib yar maaha in sanad qudha
dowlada hoose ee Hargeisi waxan oo mashruuca Mar wada bilowdo. Hada waxay
gacanta ku hayaan labaatan mashruux oo ay Mar wada bilaabeen. Sidoo kale waxay
dhamaystireen afartan mashruuc oo dhamaan guulaystay. Waxa xusid dhismihii
dowlada hoose ee Hargeisa ee 70 sano lagu badali Kari waayay ayuu sanad Mooge
ku dhisay.
Qofka inta aanad garab
ustaagin ama aanad kasoo horjeesan horta qiime shaqadiisu maxay tahay muxuse ka
qabtay markad ina fahanto ayaad qiimayn karta, qofkii jecel quruxda magaladiisa
Aya ku garab istaagaya golaha shaqada wanaagsan ee ay hayaan, waxaan ugu
ducaynaya in ilaahay u fududeeyo hawlaha culus ee ay Hayaan Allah Haku abal
mariyo amaanada ay xafideen amiin.
Abdiqani X Salaf
Freelance political
analyser.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!