Muuse Biixi Oo Magacaabay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga KULMIYE
"Wararka ayaa xaqiijinaya in hogaanka xisbigu ku qanceen…"
Hargaysa (HWN) Muuse Biixi ayaa go'aamiyey in xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye uu u magacaabo Faysal Cabdiraxmaan Madar oo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee ka soo jeeda Koonfurta Hargeysa.
Wararka ayaa
xaqiijinaya in hogaanka xisbigu ku qanceen in Faysal Cabdiraxmaan Madar oo hore
uga soo shaqeeyey hay'addo kala duwan oo caalami ah iyo kuwa dawladaba uu noqdo
xoghayaha cusub ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye.
warqada magacaabista oo
uu ku saxeexan yahay madaxweyne Muuse Biixi ahna gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye
ayaa la filayaa inay Goor dhaw soo baxdo.
Loading...
Loading...