Xildhibaan Fashiliyey Dacwad Wanjal Ah Oo Kulmiye Ku Qaadayo Gudoomiye Ku Xigeenka Waddani Xamarje

0
Tuesday August 16, 2022 - 14:53:39 in News by Abdi Good
  • Visits: 1653
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Fashiliyey Dacwad Wanjal Ah Oo Kulmiye Ku Qaadayo Gudoomiye Ku Xigeenka Waddani Xamarje

    Xildhibaan Fashiliyey Dacwad Wanjal Ah Oo Kulmiye Ku Qaadayo Gudoomiye Ku Xigeenka Waddani Xamarje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Fashiliyey Dacwad Wanjal Ah Oo Kulmiye Ku Qaadayo Gudoomiye Ku Xigeenka Waddani Xamarje


Xildhibaan Jaamac Caanoboodhe oo ka mid ah golaha wakiilada ayaa fashiliyey sida Kulmiye u soo abaabulo dacwadaha wanjalka ah ee lagu qaadayo gudoomiye ku xigeen Xamarji.



xildhibaan Caanoboodhe ayaa war uu soo saaray ku faahfaahiyey qaabka loo abaabulayo dacwada wanjalka ah ayaa waxa uu dhignaa :-

"Nin kamida ragga KULMIYE liqsan ayaa igu yidhi si fudud ayaa denbi laguugu samayn karrayaa oo waxaad ku Siman tahay gaadhigaaga oo dhalo khamriya laguu dhex dhigo.

Kiiskan khamriga ee xamarje lagu soo eedeeyey in gaadhigiisa khamri laga helay wuxuu I xasuusiyey sheeko na dhex martay nin reer kulmiye ah Maalmo xaraarada siyaasadu kacsanayd baa nin ka mida raga kulmiye liqsan igu yidhi adiga iyo qaar ka mida xildhibaanadu aad baad guuxiina uga dheereynaysaan hadaad cagaha dhulka dhigi weydaan jeelkaa liinta ku cabaysaa.

Waxan ku idhi miyaanad ogayn inaanu xasaanad leenahay oo hadii aanan denbi faraha kula jirin ama kiis weyn gelin aanan xidhmaynin
Wuxuu igu yidhi miskiin baad tahaye si fudud baa denbi laguugu samayn karayaa waxaad ku Siman tahay gaadhigaaga oo dhalo khamriya laguu dhex dhig.

Arrintaa waxaan uga sheekeeyey rag ka mida xildhibaanada runtiina waaba ka khaakhaayiray kkkk, Waxaan ku harareentay inaan qisadaa Facebook ga ku soo qoro mayse dhicinMaantaanse xasuustay"nin ka mida raga kulmiye liqsan.

Loading...
Loading...