Qaar Ka Mid Ah Sirdoonka Leexsan Ee Sida Dadban u Laayey Mudaharadayaashii Mucaaridka Oo La Aqoonsaday

0
Tuesday August 16, 2022 - 11:47:20 in News by Abdi Good
  • Visits: 3187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar Ka Mid Ah Sirdoonka Leexsan Ee Sida Dadban u Laayey Mudaharadayaashii Mucaaridka Oo La Aqoonsaday

    Qaar Ka Mid Ah Sirdoonka Leexsan Ee Sida Dadban u Laayey Mudaharadayaashii Mucaaridka Oo La Aqoonsaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar Ka Mid Ah Sirdoonka Leexsan Ee Sida Dadban u Laayey Mudaharadayaashii Mucaaridka Oo La Aqoonsaday


Saddex gaadhi ayey wateen; Laanguruusar, Dukhaan iyo. Idhacadde. Xaafadda New Hargaysa ayey ku qaybsanaayeen. Bistoolado ayey siteen, luuqluuqyada xaafadda ayey kolba ka soo laabayeen laakiin jidka weyn (sida muuqaalka ka muuqata, eyey shaqadoodu u badnayd. Wiilka yar afka ayey xabbadda kaga dhufteen. Inantu in ay qabato dhaawaca ayey isku dayeysay, laakiin iyagaa u diiday. Isaga oo dhaawac ah bay qaateen, markii uu go'ay ayey cisbitaalka geeyeen.






Ninka xabbadda riday la iima sheegin ka uu yahay, laakiin siddeedaa nin ayuu dul yaallaa dhiigga wiilka Khadar Axmed Dheere.

1. Mustafe Dhagles (Ciidagale, Dhakhtarka weyn agtiisa ayuu galaa)

2. Cabdiladiif Ibraahin (Sacad Muuse, Reer Samatar)

3. Axmed Mahad (Sacad Muuse, Jibriil Abbokor)

4. Casaanyo (Sacad Muuse)

5. Ayaanle Jamaal (ma hayo haybtiisa).

6. Anbac (muuqaalka hoose ayuu ku jiraa, haybtiisa ma hayo).

7. Axmed Dheere (Sacad Muuse)

8. Badri (Sacad Muuse, Axmed Cabdalle).

Ha la gaadhsiiyo reerkii wiilku ka dhintay. Isla siddeeddan nin uun baa ka jawaabi kara wixii xalay ka dhacay Qudhacdheer.
Xogtan waxa soo bandhigay Khadar Cabdi Cabdilaahi.

Loading...
Loading...