Muuse Biixi waxa la go'ay cuskasho kasto oo siyaasi ah oo uu sameeyey...Akhriso Dadkii Dhacay Ee Uu Dhacay

0
Tuesday August 16, 2022 - 11:43:26 in News by Abdi Good
  • Visits: 1529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi waxa la go'ay cuskasho kasto oo siyaasi ah oo uu sameeyey...Akhriso Dadkii Dhacay Ee Uu Dhacay

    Muuse Biixi waxa la go'ay cuskasho kasto oo siyaasi ah oo uu sameeyey...Akhriso Dadkii Dhacay Ee Uu Dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi waxa la go'ay cuskasho kasto oo siyaasi ah oo uu sameeyey...Akhriso Dadkii Dhacay Ee Uu Dhacay

Muuse Biixi: Raila Odinga fagaara walba si bareer ah ayuu u taageeraa qadiyadda Somaliland | Somali Top News



Muuse Biixi waxa la go'ay cuskasho kasto oo siyaasi ah oo uu sameeyey.

TPLF oo xukunka Itoobiya laga tuuray, madaxweynihii Gini Alpha Conde waa la inqilaabay markii uu xidhiidh la samaystay, Faratoon wuu dhacay doorashadii shirgudoonka, soo noqoshada Farmaajo oo uu ku ololaysan lahaana may suuragelin ka dib markii la riday.

sidoo kale waxa dhacay Raila Odinga oo u tartamayey madaxtinimada Kenya halka Taiwan oo uu si weyn u taageersan ay qarka u saaran tahay in shiinuhu qabsado.

sidoo kale waxa guulaystay cidii uu Muuse Biixi ka soo horjeestay oo ay ku jiraan gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif, xil Barkhad Batuun, Xasan Sheekh Maxamuud, William Ruto iyo Xirsi oo gudoomiyaha Waddani noqday.

ugu danbayna waxa Muuse Biixi u hadhay in Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo uu ka soo horjeedaa guulaysto oo uu xilka kala wareego.

Siyaasi qabyatire-na waakii Muuse Biixi ugu gabyey
Oon iyo kulbaa tahay
Oodii qoyaanaba
Olol leefayaad tahay.

Loading...
Loading...