Madhabaa In Xukuumada Muuse Usoo Jartay Waaran Qabasho Ah Musharax CIRO?
"Ila wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijinaya in aanay wali Xukuumaddu arrintan shaaci"
Hargaysa (HWN) Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ayaa maanta la sheegay in ay waaran xadhig ah ka soo dalbadeen Xukuumadda uu hoggaaminayo Madaxweyne Biixi, waarankaas oo la doonayo in lagu xidho Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI, ahna Guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada iyo Xisbiga WADDANI oo leh xasaanad iyo dhowrsanaan.
Ila
wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijinaya in aanay wali Xukuumaddu arrintan
shaacin, sida oo kale-na Xisbiga WADDANI iyo Murashaxa Xisbiga ayaan wali
arrintan war ka soo saarin.
Loading...
Loading...