Ahmed Cadarow Safarada Aad Sheegeysa Waa Kuwee.?
Ahmed Cadarow Safarada aad sheegeysa waa kuwee. Xafiisyadda aad ku hanjabeysa waa kuwee. Qurbe jooga Somaliland Mudaharadkey ku jireen.
Waraqaha aad qoreysa ee
Arimaha dibaddu cid ku Ashkateyn karaa yaa aqoonsan. Dadku wey hadlayaan umadda
la xasuuqeyna wey sheegayaan .
Been baad dadka ugu
hanjabeysa. Dimuqradiyadda caalamka ha caayin. Dowladd shacabkeeddi leyneysa
waxba ma dacweyn karto.
Dadkaad la hadleysa wey
ka aqoon badan yihiin. Dalkaad joogi jirteyna wey kaga aqoon badan yihiin.
Mudaharadka waa la wadayaa ilaa inta madaxweynaha aad hoos joogta miyirsanayo.
Aad baan kula yaabey
saxiib. Dadka Hargeiesa jooga ayanad waxaad ku hadleyso dhegeysan karin.
Xafiisyadda Somaliland
kulmiya tayadii ka qaadey. Qaranka dadka leh. Kuwa gudaha jooga in la guhaadiyo
kuwa gudaha jooga ma yeelayaan. Walaahi waan ku qajiley.
Adna waxaan ku leeyahey
hadaad awood aad cid ku ashkateyso heyso. Aniga iga bilow. Beenta qaawan anaa
ku tusayaa in aanad cidna ugu hanjabi karin dulmiga shacabka xukumadda kulmiye
ku heyso. Car hal qof oo maxkmaddi u yeedho Europe jooga hala arko oo aad
dacweyseen. BEENAALE
Waar dadka uguma
hanjabi jartaan dulmiga aanu waddno ka amuusa. Hargeisa kula joogaan oo ka
mudaharayadaan qurbe joogu.
Waa bilaahi towfiiq.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!