"Muuse Biixi Isaga Oo 7 Qof Dilay,110 Qofna Dhaawacay Ayuu Hadana Hamuun U Qabaa Dhiig"

0
Saturday August 13, 2022 - 15:16:36 in News by Abdi Good
  • Visits: 884
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Muuse Biixi Isaga Oo 7 Qof Dilay,110 Qofna Dhaawacay Ayuu Hadana Hamuun U Qabaa Dhiig"

    "Muuse Biixi Isaga Oo 7 Qof Dilay,110 Qofna Dhaawacay Ayuu Hadana Hamuun U Qabaa Dhiig"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Muuse Biixi Isaga Oo 7 Qof Dilay,110 Qofna Dhaawacay Ayuu Hadana Hamuun U Qabaa Dhiig"


gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Muuse Biixi ku dhaliilay inuu wali u hamuun qabo dhiiga shacabka oo uu daadiyo.

gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu yidhi :-


"Muuse Biixi, waa ninka maanta isagoo 7-qof dilay, 110-qof-na dhaawacay, haddana u hammuun-qaba dhiig..,"

"Dilalka xalay dhacay ee afka la duubtay, wax hore u jiri-jiray maaha, Haddii sharciga iyo kala dambayntu ay burburaan dilalku way dhacayaan..,"

"Ina Kaahin-kii lahaa dadbaa laga keenay Xamar, waxba xamar lagama keenin, hadduu Cirro doonayo in uu wax uu dilo waxaa jooga Mujaahidiintii reerkooda, laakiin arrintaasi waa xeelad la doonayo in annaga lanagu khaarajiyo..,"
May be an image of 5 people and people standing

Loading...
Loading...