Dadkeenu Wali Uma Bisla Mudaharaad Salmiya

0
Saturday August 13, 2022 - 10:11:06 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 656
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadkeenu Wali Uma Bisla Mudaharaad Salmiya

    W/Q: Abdiqani X. Salaf.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Abdiqani X. Salaf.

Waxaan halkan ka tacsiyadaynaya dhamaan dadkii waxyeeladu kasoo gaadhay mudaharaadkii shalay dalka ka dhacay kuwii naftooda ku waayay ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo oo uu ka mid ahaa arday aanu dugsigii hoose isku class ahayn Allah hawnaxriistee marxuum Abdi Osman iyo kuwii ku dhaawacmayba Allah ha uboogo dhayo, askartii ku dhaawacantayna Allah ha caafiyo dhamaan.

 

Dadkeenu Wali Uma bisla mudaharaad salmiya suubanaheenu scw wuxu xadiis saxiixa ku yidhi fidmadu way hurudaa ee cidii toosisa Allah ha nacdalo qofkasta oo bulshada wax iska horkeenaya ka shaqeeya ilaahay ayaa la xisaabtami.

 

Wadajirka bulshada abaarta iyo dhibkii waaheen la daala dhacaysa looma baahna In qas lagaliyo dhalinyaradu wa nustaqbalkii dalkan halqof inuu inaga dhinta dhib ka wayni majirto. Hada dhibkii dhalinyarada ayuu soo gaadhay waxan sugna wa in inta la heshiiyo bunka ay wada cabaan mucaarid iyo muxaafid oo la wada dabaal dago wayo lama xasuusan doono wixii,

 

Waxan kuso koobaya hadalkayga dhalinyarooy madaxiina kor uqaada oo nabada iyo wadajirka bulshadiina ka shaqeeya ilaahay dartii. Ciidanka nabad gelyada waxa laga rabaa inay ka baaqsadaan adeegsiga rasaas nool mudaharadyada salmiga ah.

 

Allah mahad leh

Abdiqani X. Salaf.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...