War Deg Deg Ah:-Nin Afka Soo Duubtay Oo Dilal Ka Gaystay Magaalada Hargeysa

0
Friday August 12, 2022 - 23:48:18 in News by Abdi Good
  • Visits: 5373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Nin Afka Soo Duubtay Oo Dilal Ka Gaystay Magaalada Hargeysa

    War Deg Deg Ah:-Nin Afka Soo Duubtay Oo Dilal Ka Gaystay Magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Nin Afka Soo Duubtay Oo Dilal Ka Gaystay Magaalada Hargeysa

Qof afka duuban ayaa caawa weerarkii sadexaad oo uu Dil ku fuliyey ka gaystay waddada garoonka diyaaradaha Hargeysa.

Ninkan afka duubani waxa uu goor fiidkii ahna ku dilay degmada Maxamed Mooge nin ka soo jeeda Boorama.


Sidoo kale waxa uu dhaawac u gaystay gaadhkii sariibada degmada Maxamuud Haybe oo lagu magacaabo Cabdi Xandule Fidhin(Indho).

Ilaa hada taliska ciidanka amaanku kamay hadal falalka dilka ah ee caawa Hargeysa ka dhacay balse waxay ku mashquulsan yihiin cabudhinta shacabka oo ay ka hortaagan yihiin mudaharaadada salmiga ah.

Weerar ka dhacay caasimadda Faransiika oo askari boolis ah lagu dilay - BBC News Somali

Loading...
Loading...