Bahda Hadhwanaagnews Oo Hambalyo Maherwacan Udiray Abdirizak Mohamed Elmi iyo Hido ahmed abdilahi.

0
Friday June 07, 2019 - 21:02:19 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bahda Hadhwanaagnews Oo Hambalyo Maherwacan Udiray Abdirizak Mohamed Elmi iyo Hido ahmed abdilahi.

    Dhamaan mulkiilaha, maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Hadhwanaagnews

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan mulkiilaha, maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Hadhwanaagnews

waxay hambalyo maherwacan udirayaan lamaanaha is calmaday ee kala ah Abdirizak Mohamed Elmi iyo Marwadiisa Hido ahmed abdilahi oo maherkoodu Khamiistii  shalay uu dhacay.


Waxay bahda Hadhwanaagnews ilaahay uga baryayaan reerkan cusub inuu ilaahay kala siiyo awlaad dalka, dadka iyo diintaba anfacda oo khayrqabta, kana dhigo reerkii lagu nasto Aamiin Aamiin.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...