Xukuumada Oo Xabsiga Ku Gurtay Dhalinyarado Ay Ciidanka Booliskuna Jidh Dil U Gaysteen

0
Saturday August 06, 2022 - 12:11:22 in News by Abdi Good
  • Visits: 1986
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Xabsiga Ku Gurtay Dhalinyarado Ay Ciidanka Booliskuna Jidh Dil U Gaysteen

    Xukuumada Oo Xabsiga Ku Gurtay Dhalinyarado Ay Ciidanka Booliskuna Jidh Dil U Gaysteen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Xabsiga Ku Gurtay Dhalinyarado Ay Ciidanka Booliskuna Jidh Dil U Gaysteen


Ciidamada booliska gobolka Sanaag ayaa magaalada Ceerigaabo ku xidhxidhay dhalinyaro ku sugnaa magaalada Ceerigaabo.

wararka ayaa sheegaya in ciidamada boolisku ay jidh dil u gaysteen qaar ka mid ah dhalinyaradii ay xabsiga ku gureen, iyada oo aan ilaa hada la cadayn sababta keentay xadhiga dhalinyaradan.


May be an image of 3 people, people standing and outdoors
May be an image of 10 people, people standing and road
May be an image of 3 people, people standing and outdoors

Loading...
Loading...