Wiil Habaryoonisa Oo Mucaaraday Muuse Biixi Oo Ceerigaabo Lagu Xidhay

0
Friday August 05, 2022 - 17:54:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2325
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiil Habaryoonisa Oo Mucaaraday Muuse Biixi Oo Ceerigaabo Lagu Xidhay

    "Wiilkan ayaa madaxiisa ku qoray sida sawirka ka muuqata Lambar 13"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wiilkan ayaa madaxiisa ku qoray sida sawirka ka muuqata Lambar 13"

Wararka ay shabakada Hadhwanaagnews ka helayso Ceerigaabo ayaa sheegaya in  goor dhaweyd Magaaladda Ceergaabo ee xarunta Gobolka Sanaag  lagu Xidhay Maxamed  Cabdi Faarax,Kaasi Oo ka mid ahaa dhalinyaro habeen hore Magaaladaasi ku qabtay kulan lagu taageereyay Mucaaradka, lagagana soo horjeeday Xukuumadda.



Wiilkan ayaa madaxiisa ku qoray sida sawirka ka muuqata Lambar 13

Waxaanu hore usheegay in uu Hargaysa iska baxay markii uu Muuse Biixi ku guulaystay doorashadii hore.

Loading...
Loading...