Siyaasi Cali Guray oo Bulshada Tageero Weydiistay & Sababta

0
Friday August 05, 2022 - 08:32:43 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Cali Guray oo Bulshada Tageero Weydiistay & Sababta

    "Fariinta Urur Siyaasadeedka Halgan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Fariinta Urur Siyaasadeedka Halgan"

Muwaadin hadii aad ka mid tahay isbedel-doonka aaminsan in loo baahan yahay xisbi ama xisbiyo qaran oo ka duwan xisbiyada aynu soo arkaynay 20kii sanadood ee ugu dambeeyay; ogow aragtidaada waxa kula wadaaga urur siyaasadeedka HALGAN oo kugu martiqaadaya in aad ka mid noqoto ama taageertid



Marka hore taageeradaada waxad ugu muujin kartaa adigoo ku mahadsan in aad ka qaygashid  qaadhaan-bixin dhan 10,000 Sh Sl, oo u noqon karta waxtar iyo dhiirigelin labadaba.


Adigoo ku mahadsan waxad u soo marin kartaa lambarada ku qoran lifaaqa hoose ee adeegyada ZAAD iyo eDahab ee


ZAAD 7777114

eDahab 7444114


Dhinaca kale qaadhaan-bixinta lafteeda ayaa ah tijaabo "Gacmo Wadajir Bay Wax Ku Qaban Karaan” oo ah halkudhegga iyo astaanta ururka (labada gacmood).

 

Wa Bilaahi Tawfiiq

Caligurey"

Loading...
Loading...