Dhisida Dekada Berbera

0
Friday June 07, 2019 - 10:49:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1410
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhisida Dekada Berbera

    Marka hore waxaan salaamaya madaxweynah somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore waxaan salaamaya madaxweynah somaliland
iyo golayasha qaranka marka danbe na waxaan salaamaya Dadweynah reer Somaliland meel Walba ay joogaan .

Salaan ka dib jamhuriyada somaliland waxay u baahan tahay dhaqaale ay kaga maaranto deeqaha dibada uga yimaada oo leh dhibaato baaxad weyn iyo in madax banaanida iyo xornimada arrimaha siyaasada Somaliland ay mugdi gasho .Marka waxaan ku talin lahaa in dekada berbera iyo wadada qabta wajaale la dhiso sida ugu dhakhsida badan iyo in la ilaawin wadadii ceerigaabo oo madaxweyne siilaanyo bilaabay .


Waa bilah tawfiiq

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...