Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Raysal Wasaare Xamse Oo Lagu Eedaynayo Inay Soo Dhiseen Xukuumad Sal Balaadhan

0
Thursday August 04, 2022 - 10:33:05 in News by Abdi Good
  • Visits: 1451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Raysal Wasaare Xamse Oo Lagu Eedaynayo Inay Soo Dhiseen Xukuumad Sal Balaadhan

    Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Raysal Wasaare Xamse Oo Lagu Eedaynayo Inay Soo Dhiseen Xukuumad Sal Balaadhan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Raysal Wasaare Xamse Oo Lagu Eedaynayo Inay Soo Dhiseen Xukuumad Sal Balaadhan


madaxweyne Xasan Sheekh iyo raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu eedaynayaa inay soo dhiseen
xukuumada sal balaadhan oo aan dan u ahayn dawladnimada soomaaliya.

falanqaynta iyo faallooyinka ilaa hada laga bixinayo xukuumada cusub ayey ka mid yihiin sida aan loogu qanacsanayn
wasiirada tirada badan ee la magacaabay taas oo meesha ka saaraysa tayadii iyo waxqabadka laga doonayo xukuumada

federaalka ah.

qaar ka mid ah tirada wasiirada dawladaha horemaray ayaana la barbar dhigayaa xukuumada uu Xasan sheekh soo dhisay,
dhaliisha ugu weyn ee ilaa hada loo jeedinayo ayaana ah tirada wasiirada oo aad u badan kana fog intii la filayey

May be an image of 14 people, people standing and text
Loading...
Loading...