Maxamed Kaahin Oo Ciidamada Faray Amar Ku Saabsan Mudaharaadka Mucaaradka Shaaciyay
Inkasta oo ayna Muddo shaacin xisbiyada Mucaaradku
Hargaysa (HWN) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa faray dhammaan Ciidamada ammaanka in aannu deegaamada Somaliland ka qabsoomikarin mudaharaad aan sharci loo haysan.
Mucaaradka Somaliland ayaa qorshaynaya mudaharaad ka dhaca dhammaaan gobollada Somaliland oo ay ku dalbanayaan in doorashadu wakhtigeedii ku dhacdo.
Inkasta oo ayna Muddo shaacin xisbiyada Mucaaradku hadana waxa todobaadkan hanjabaado ay kaga soo horjeedo Mudaharaadka hawada Mariyay Xukuumada Muuse Biixi, taasoo shacabkana ku wargelisay inayna qayb ka noqon Mudaharaadka.
Loading...
Loading...