Safaarada Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Wiil Somaliya Oo Lagu Dilay Turkiga

0
Thursday August 04, 2022 - 10:05:03 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safaarada Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Wiil Somaliya Oo Lagu Dilay Turkiga

    "Waxay sheegeen in ay ku hawlan yihiin xaqiiqada dhabta ah ee la xidhiidha Geerida"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxay sheegeen in ay ku hawlan yihiin xaqiiqada dhabta ah ee la xidhiidha Geerida"

Hargaysa (HWN) Safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga ayaa war kasoo saartay Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalka Turkiga. Waxay sheegeen in ay ku hawlan yihiin xaqiiqada dhabta ah ee la xidhiidha Geerida muwaadinkaasi.



No description available.

Loading...
Loading...